Madaxweyne Qoor-qoor oo tababar u soo xiray ciidamo loo diyaariyey Al-Shabaab (Sawirro)

Madaxweynaha Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa tababar u soo xiray cutub ka tirsan ciidamada Darawiishta Galmudug oo tababar uga soconayay Magaalada Dhuusamareeb. Ciidamada tababarka loosoo xiray oo la laylinayey muddo Dhawr bilood ah, waxay noqonayaan dufcaddii 1-aad ee ka baxda Dugsiga Tababarka Ciidamada ee magaalada Dhuusamareeb. Khudbad uu jeediyay Ciidamada ayuu ku faray inay … Continue reading Madaxweyne Qoor-qoor oo tababar u soo xiray ciidamo loo diyaariyey Al-Shabaab (Sawirro)